Mowliidka - Umal, Maxamed Rashad, Umar Faaruuq -Tazkiyah.net



Uploaded by: TazkiyahNET
Video Description:
Muxaadarooyin Ka Daawo:
http://tazkiyah.net
Afghanistan Albania Algeria Azerbaijan Bahrain Bangladesh Benin Brunei Darussalam Burkina Faso Cameroon Chad Comoros Dejibouti Egypt Gabon Gambia Guinea Guinea Biaasu Guyana Indonesia Iran Iraq Ivory Cost Jordan Kazakhistan Kuwait Kyrghyzstan Lebanon Libyan Arab Jamahhiriya Malaysia Maldives Mali Morocco Mouritania Mozambique Niger Nigeria Oman Pakistan Palestine Qatar Saudi Arabia Senegal Sierra Leone
Somalia Sudan Suriname Syrian Arab Republic Tajikistan Togo Tunisia Turkey Turkmeinistan Uganda United Arab Emirates Uzbekistan Yemen Puntland Somaliland sujui Kenya


Tags for this video: Ahmed faaruuq Islam Mowliid Mumin Muslim Muxaadaro Muxammad Nabi Rashad Somali Somalia Tazkiyah Tazkiyah.net Umal Yusuf

Find more videos in the "Education" category
See more videos uploaded by TazkiyahNET

Related Videos
haweenta saalixada 1Muxaadaro Sh. Cumar Faaruuq 1muxaadarooyin isku jirah somalia
haweenta-saalixada-1.htmlhaweenta-saalixada-1.htmlhaweenta-saalixada-1.html
Mowliid Part 2, Somali, Dikri Seattle, WASh.Maxamed Umal Asbaabah burburka somaliyaHamiga Qofka Muslimka 1/6 - Sh. Mustafe Xaaji - Tazkiyah.net
haweenta-saalixada-1.htmlhaweenta-saalixada-1.htmlhaweenta-saalixada-1.html


Share This Video:       StumbleUpon       del.icio.us       Reddit       digg       Furl       Spurl       Simpy       YahooMyWeb


Comments for this video: Show || Hide
Comments for this video on YouTube
wow this man is ... ( 5 months ago by taqiyataqiya06)
wow this man is great
kkkkkkkkkkkkkkk ... ( 5 months ago by somaliman1000)
kkkkkkkkkkkkkkk been ma aadan sheegin ana waan arki jiray waa tuug qurbaha markuu yimid buu shiikh iska dhigay hada wuxuu kujiraa dadka maraykanku raadsho kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
magaciisaaba nacay ... ( 5 months ago by somaliman1000)
magaciisaaba nacay umul,waa nin jaahil ah oo aan waxba kala ogayn war nijaasta meesha kasaara maxay yihiin wuxu maasha aduunku cayrsay dhibaatada dhan waxaa somalia ukeenay waa dadkaan qurunkaah oo gararka fooshaxunleh hadii ay xaq kutaaganyihin malazanaawi dabada kamawaseen
tazkiyahnet.saaxiib ... ( 5 months ago by somaliman1000)
tazkiyahnet.saaxiib nagasaar kuwaan waan kudanbaabayaaye muslintinimadooda baaba kashikasanahay mowliidku wuxuu kahadlaa siirada nabiga bas waxkale mabakahadlo maxya karabaan,mideedakale nimankaan anaa wada aqaan waa wada hawiye xamar bay isbaaro kudhigan jireen,teedakale faaruuq wuxuu aqrinaayo dhagayso wan geesa leh,go shaal ah waxa uu aqrinaayo oo dhan isagaa samaynjiray yaabaray warnagasaar ninmankaan tuugtaah culumadooda ma ahane hadii aan arko anaaba kujanatagi lahaa adna raali ahow
masha allah akhi ... ( 5 months ago by missnasra)
masha allah akhi ilaah xaqa somalida ha tuso
mowliidka wa xaraam
somalimen nin weyn ... ( 5 months ago by missnasra)
somalimen nin weyn batahay aflagadada jooji. kuli bidca fi dalaal wa kuli dalaal fil naar salada duko ee ilaah istiqfaar warso sujudana ilaahey ku baray inoow xaqa ku tuso ana waan koo duceynayaa insha allah asc wr wb
somaliman1000 iyo ... ( 3 months ago by moha933)
somaliman1000 iyo kuwa la mid ah ma ilaahay iyo rasuulkiisa iyo mumininta ayaad ku jeesjeesaysaan , jaahiliiin madoobaatay o shayadaan ka xoogbatay baa tiihii!!! maxaa idiin ku ka lifay inaad culumada idinka kheyrbadan inaad aflagaadaysaan ilaahay idin soo hanuuniyo haddad iska kibrisaana waad ogaandoontaan meesha ay cidhibtiinu ku danbayso """""""
subxaana allah ... ( 3 months ago by ZINIIRAH)
subxaana allah qaala allahu tacaala. famaada bacdal xaqi ilaa dalaal .wahaabiyo waa dadki rasuulka sheegay oo maxabada iyo jaceylka diinta ka soo horjeeday war mowliid waa ka sheekeyn nabiga siiradisa laga shekeyn maha in la cabuday yaa jaahil yaa wahaabiyah
amxaarada kahadla ... ( 2 months ago by somaliman1000)
amxaarada kahadla waxakala iskadhaafa idinku haisku soo jeesanina waalaga daranyahay amxaarada iska celiya
waa wahaabiin ... ( 2 months ago by somaliman1000)
waa wahaabiin iskutimid waxba makala oga ilaahay hasoo hanuuniyo lama dhagaysto kuwaan oo kale waa shayaadiin iskutimid
diinta baro saaxiib ... ( 2 months ago by somaliman1000)
diinta baro saaxiib hadii aad kuwaan culumo utaqaanid culumo la aan baa kuhaysata sabool baad katahay culumada,ee ilaahay haku soo hanuuniyo
saaxiib mahadsanid ... ( 2 months ago by somaliman1000)
saaxiib mahadsanid laakiin waxaani culimo ma ahan ee ilaahay culimo kale haku siiyo hadaad kuwaan culimo utaqaanid dhib baa kuhaysto
Waar Waa Wahaabi, ... ( 2 months ago by Ducaale179)
Waar Waa Wahaabi, duli ah. Muxuu kaga hadlayaa Mawliidka kun shay oo kale bay muslinku isku hayaane. Tuug
walalayaaloow waa ... ( 1 month ago by IGOOY00)
walalayaaloow waa yaaaaaaaaaab iyo cajiib sow ma ogidin in cid samenkarto oo la imaankarta intii nabigu scw sameyay o camal ah in aysan jirin saladaha sunooyinka ah kheyrka ducooyinka dikriga inta suagn cid la imaankartaa ma jirto mise waa beenteey i soo sheega bal?
ducale walaal ceyda ... ( 1 month ago by IGOOY00)
ducale walaal ceyda iska dhaf hadii kale adiga ayey kuu darantahay ogoow mida kale wahabiya dadka loo yaqan waa kuwa ugu saxsan manta islaamka sababta ah waxey qabaan aynu racno wadadii nabiga iyo khulufadii iyo salafkii wixii ka soo hareyna aynu iska dhaafno ma tas ayaa adiga didantahay hadii aa didantaahy ku war wareg siyarooyin iyo xadrooyin qasaido qabuuro iyo bidco adiga ayaa hadhoow kala ogaandoona
zinira walaal ilaah ... ( 1 month ago by IGOOY00)
zinira walaal ilaah xaqa ha ku tuso wax dad yiri ha racin hana aaminin wax baro si caqliyeysan u bar wax walba intadadn danbabin wahaabiya dadka manta loo yaqano wa kuwa ilaah subxanuhu watacala uu ku maneystay kacbada maca iyo madiina iyaga ayaa ilaah gacanta u gashay oo hay sas ayuu kuu daliil ah in ay sax ku taganyihiin hadii ay qaldanyih xagee dhulka ka mid ah oo so sax ah ilaah loogu cabudaa noo sheeg bal?
sufiyasah iyo ... ( 1 month ago by IGOOY00)
sufiyasah iyo shicada iyo khurafiinta diinyarayasha ah waxey rabaan in kabcada macca iyo madiina ay gacan ku dhigaan oo markaa qabuuro ka dhisaan digsiyaal waweyn keenaan qurbano qeybiyan qasaido iyo durbano ku dhex tumaan tusbaxyo waweyn qurta ka soo ladladiyaan sxbyal waxau dariqii nabiga scw iyo asxabtiisi mahan hayhaata hayhat in aa mxarameynka gacanku dhigtaan ogaada xitaa dijaal ilah waa ka ilalinayaa xaramka mana tagikale cidkale iska dhafe
walaal yaal hal ... ( 1 month ago by qadiriya)
walaal yaal hal xadith ama hal ayat quran ii keena oo diidesa mowlidka. hadad dhahesin wax walbo rasuulka SAW sameenin wa bidca (xaram), arintaan ka fiirsada.
walaal hal xadith ... ( 1 month ago by qadiriya)
walaal hal xadith ama hal ayat quran ii keena oo diidesa mowlidka. hadad dhahesi wax walbo rasuulka SAW sameenin wa bidca (xaram), arintaan ka fiirso.
warniyahoow balaayo ... ( 1 month ago by IGOOY00)
warniyahoow balaayo ayaa la rkey bal firiya wuxuu leyahay hal ayad kena ama had xadis walalayaloow hadii ay sas tahay maxaa nabiga scw loo soo diray maxa nabiyada umada loogu soo diray iiga jawaba hadii nin walbo wax samenayo o u leyahay kena wax didayo ama ogolanaayo waa jahilnimo xeel dher oo an la dawenkarin waa dad raba wexeyraban in ay ku cibadeystaan anuguu diidnay waxaan nabiga sameen iyo asxabtiisii idinkana bidco ogada in aa tihiin
walalyaal firiya ... ( 1 month ago by IGOOY00)
walalyaal firiya shiicada wexey sameyaan fiiriya majusiyiinta firiya nasarada hadii woxooda wax la imado aan sameyo oo idindhaho ayad ama xadiis didayo kena ma kenikartan maya waa xujo caqnimo doqonimo jahilnimo ah war nabiga scws waxaa lo so diray in aynu racno wixii uusan la imaan waa bidco mesha aa kala timi ayaa la adeysaa qeyrka nabigu sameyaya ama asxabtiisa mid la mid ah ma la imankarnaa horta waa maya maxa kugu wareriayay wax aanu samen oo xujo u radineysaa
qadiriyo ilaah ka ... ( 1 month ago by IGOOY00)
qadiriyo ilaah ka cabso oo kaga cabso dariiqii nabiga scw oo wadadisii raac hadii ka lexato mana jeclid mana racin mana tihid ehlusunah waljamaaca sxb xiligii siyarooyinka iyo dariqooyinka iyo qabuuru ku warwarega iyo qurbanaha wey dhamadeen isku xishood dadkii wax wada baray wax laka garey hadii xili aqoonta diinta yared hada mahan nasiibkaa wagi kugu bari ilaah subxanuhu u sii noqo waxeynu isku ognaahy kitaabulahaa wa sunatu nabiyinaa muxamad scws wixii ka sooharey dee waa meel kale
bal nimanyahoow su ... ( 1 month ago by IGOOY00)
bal nimanyahoow su aal? hadii dad wax samenayo oo cibado u heysta aad u timadid oo dhahdid waxan aa sameneysaan kena daliilkiisa oo aysan waxba u heyn oo ay kuugu jawabaan adiga keen wax didayo )yaa saxsan kan leh keen wax didayo iyo kan leh keen daliilkiisa quraanka karimka ah intee ayad ayaa ku jirta ilahey leyahay keena daliilkooda =tilka amaniyuhun qul hatiu burkanakun=ma anzalalhu min suldaan=lolaa yatuna caleyhin bi suldaninbayin)ayayadahas iyo kuwo badan oo kale aqri
mashallah maclim ... ( 1 week ago by baggaloh)
mashallah maclim Hussein inshallah Allah gibt Dir die Höchste Stufe Des Paradies! Dein schüler ;)



Tell a friend:


URL 
Embed Code